Askar CCTV duubtay iyaga oo dhac u geesanaya Carwo oo xukun adag lagu riday (Sawirro)

Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riday labo askari oo ka kala tirsanaa ciidanka booliiska iyo Asluubta, kuwaa oo dhac u geestay carwo lagu iibiyo qalabka Electronica oo kutaala magaalada Muqdisho. Faarax Cabdullaahi Calasow (Faaraxey)  iyo Maxamed Abshir Maxamed (Camey) ayaa kasoo muuqday Kaamirada Qarsoon ee CCTV iyaga oo dhac u … Continue reading Askar CCTV duubtay iyaga oo dhac u geesanaya Carwo oo xukun adag lagu riday (Sawirro)